
Advertise on podcast: Codka Ubax
Rating
4.5from
This podcast has
128 episodes
Language
EnglishPublisher
Ismaaciil C UbaxExplicit
No
Date created
2019/12/05
Latest episode
2026/09/26
Average duration
44 min.
Release period
14 days
Description
Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.
Unlock Codka Ubax podcast Email contact info,
Listeners & Audience details
Email contact information
Direct podcast contact details

Listeners
Audience numbers & engagement insights

Audience details
Podcast Insights

Podcast episodes
Check latest episodes from Codka Ubax podcast
SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad
2026/09/26
Send us Fan Mail
Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan!
Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh:
WhatsApp: +252634455341
Support the show
SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed
2026/09/14
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad
2026/09/11
Send us Fan Mail
Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan!
Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh:
WhatsApp: +252634455341
Support the show
SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad
2026/08/29
Send us Fan Mail
Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.
2026/08/21
Send us Fan Mail
Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP09 Cali Dhaanto
2026/06/11
Send us Fan Mail
Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP08 Faraska Madow
2026/06/11
Send us Fan Mail
Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15
2026/06/11
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad
2026/04/18
Send us Fan Mail
Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"
2026/04/16
Send us Fan Mail
Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood
2026/04/14
Send us Fan Mail
Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan!
Support the show
SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka
2026/04/06
Send us Fan Mail
Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud.
Support the show
SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad
2026/03/30
Send us Fan Mail
Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad
Support the show
SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14
2026/03/25
Send us Fan Mail
Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2
2026/03/24
Send us Fan Mail
Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan!
Support the show
Podcast reviews
Read Codka Ubax podcast reviews
shadia iimay 2023/10/26
i like dhagaysigiisa and iwish in aa marhore ogan laha in uu jirro Poscastigan 🥹🙏
Hore u soco nona so baddi barnamijyadda🙏🙏🙏
Aj Hassan 2023/05/10
Woah
It’s an incredible podcast.
Hamze khadar 2022/06/07
Sideen ugala so dagi kara apple storeka
Waxan u bahanhay in layga caawiyo sidan ugala so dagi laha apple storek mise appliction malah Codka ubax
mabruuka 2021/10/04
The amazing ubax podcast
Wll elle ha anal mariyo shaqofican ayaad haysa
Rixdo 2021/05/25
Ismaciil
Mahadsanid, shaqo Fican ayaad haysa
ShadyCypher 2020/12/07
The Amazing Codka Ubax
Waa Podcast-ga Kaliya ee Dhagaystay, Wanan Sugaa oon ku xidhanahay Every New Episode.
Horay Usoco Walal Ismaaciil.
Annymous243 2020/10/29
Amazing!!
The best Somali podcast ever. You are doing a great job Ismaaciil, and you’re such a good storyteller. The story telling, the transitions are amazing ...
kahauakabag 2020/06/12
Heartwarming
Wallahi wa the bessssssst bu ahaa mashallah allah yibaarik fiik wa yajziik kheyr
Ayaaan94 2020/05/08
Refreshing
For a long time I’ve looked for a podcast I could listen to in af Somali with topics that interest me. Love this project, excited to hear more episode...
Warsandeeqa 2019/12/20
Af Somali
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan helay podcast ku baxaya afkayga hooyoo. Hore u soco walaal.
Podcast sponsorship advertising
Start advertising on Codka Ubax relevant audience podcasts
You may also like to advertise on these Podcasts

4.41511112000
The Ben Shapiro Show
The Daily Wire

4.2155648
TENNIS.com Podcast
TENNIS.com Podcast/Tennis Channel Podcast Network

4.510829768
The Joe Budden Podcast
The Joe Budden Network

4.611610506
The Bulwark Podcast
The Bulwark

4.711457387
Matt and Shane's Secret Podcast
Matt McCusker & Shane Gillis

4.82492177
Smosh Reads Reddit Stories
Smosh

4.975128744
Small Town Murder
James Pietragallo, Jimmie Whisman

4.71267593
Bulwark Takes
The Bulwark

4.8583398
Didn't I Just Feed You
Stacie Billis and Meghan Splawn

4.4503509
Warfare
History Hit