
Advertise on podcast: Kabasho
Rating
4.6from
This podcast has
65 episodes
Language
EnglishPublisher
Hamda HusseinExplicit
No
Date created
2022/01/31
Latest episode
2025/11/18
Average duration
33 min.
Release period
60 days
Description
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata β¨πΈΒ
Unlock Kabasho podcast Email contact info,
Listeners & Audience details
Email contact information
Direct podcast contact details

Listeners
Audience numbers & engagement insights

Audience details
Podcast Insights

Podcast episodes
Check latest episodes from Kabasho podcast
Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood
2025/11/18
Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh.
Dhagaysi wanaagsan
Ka falceli xilqaddan π
Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga
2025/11/09
Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan?
Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada.
Dhagaysi wanaagsanπΈ
Ka falceli xilqaddan π
Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid
2025/11/07
Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan?
Xilqaddan adiga ayaa iska leh.Β
Dhagaysi wanaagsan
Ka falceli xilqaddan π
Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane
2025/10/23
Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad magac u heli kari wayday, waynaantaada u hel oo ka kabo .
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan πΈ
Ka falceli xilqaddan π
Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin
2025/09/27
Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha?
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow
2025/09/26
Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato.
Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah
2025/08/31
Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay.
Dhagaysi wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen
2025/07/21
Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan?
Ka falceli xilqaddan π
Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada
2025/06/27
Ka falceli xilqaddan π
Ep:4; Paranoia| Buufis
2025/02/23
Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa.Β
Dhagaysi wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida
2025/02/03
'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.Β
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.
Ka falceli xilqaddan π
Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan
2025/01/22
Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa.Β
Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan.Β
Ka falceli xilqaddan π
Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed
2024/09/07
Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u hiiliyaan.
Ka falceli xilqaddan π
HORDHAC:Season 2
2024/08/22
Ka falceli xilqaddan π
Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back
2023/08/15
Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid.
Dhagaysi wacan.
Ka falceli xilqaddan π
Podcast reviews
Read Kabasho podcast reviews
A.deeq 2025/01/19
Mahadnaq
MaashaAllah Hamda, podcastigan Waxaan arkay bilowga sanadkan 2025 aad baan ooga helay, mowdhuucyada qaar baa si gaar ah ii taabtay. Allahaku barakeeya...
Mahad sanid 2024/11/22
Mahadsanid
Waxan aad ugu faraxsanahay inan podcastigagan helay goor aan rabay thank u xamda
Omar haaji Abdi 2023/11/15
Thank you.
Very thankful for you help.
lajecleey 2024/05/02
Suβaal
Book REJo cod ahaan adoo u akhrinaya maso dhigi karta hady macqul tahy?!!
Amira dimple 2023/02/25
Mahadsanid
Wlh xili an u bahna ayan helay thanks
Raha M 2022/09/19
Asc qaali
Wan ku salamay mcnto marka hore wan ku waayey malmahan podcast wan u xiisay runtii waxan rajaynaa in ad cafimaad qabto. Canβt wait for you to upload o...
11clubhouseuserblocked 2022/08/08
Mahadsanid walal Hamda π
Aadban u dhagaystaa sida togon ee aragtida fogleh eed nooguso gudbiso barnaamijyada tayadaleh. Kumahadsanid sida aad noogu talo iyo tusaalayso. Kumaso...
Mysteriousblur 2022/05/03
Positive listener
The aspect of blending the spiritual aspect of Islam as holistic care is very much undervalued. In modern society, many spiritual aspects are separate...
Podcast sponsorship advertising
Start advertising on Kabasho relevant audience podcasts
You may also like to advertise on these Podcasts

4.4371061566
The Megyn Kelly Show
SiriusXM

4.888901269
Fearless with Jason Whitlock
Blaze Podcast Network

4.8118931000
Mind Pump: Raw Fitness Truth
Sal Di Stefano, Adam Schafer, Justin Andrews, Doug Egge

4.8102131585
Tara Brach
Tara Brach

4.541561215
Something You Should Know
Mike Carruthers | OmniCast Media

4.513841343
Strictly Anonymous Confessions
Kathy Kay

4.8292781897
Fantasy Footballers - Fantasy Football Podcast
Fantasy Football

4.62382612
Football Weekly
The Guardian

4.45387666
Two Judgey Girls
Two Judgey Girls

3.8258501152
The Viall Files
Nick Viall