390316879
SBS Somali - SBS Afsomali

Advertise on podcast: SBS Somali - SBS Afsomali

Rating
★★★★☆
4.4
from
9 reviews
This podcast has
1263 episodes
Language
English
Publisher
SBS
Explicit
No
Date created
2010/08/31
Latest episode
2026/10/01
Average duration
11 min.
Release period
1 days

Description

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Unlock SBS Somali - SBS Afsomali podcast Email contact info,
Listeners & Audience details

Email contact information

Direct podcast contact details

Listeners

Audience numbers & engagement insights

Audience details

Podcast Insights

Social media

Check SBS Somali - SBS Afsomali social media presence


Podcast episodes

Check latest episodes from SBS Somali - SBS Afsomali podcast


Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026
2026/10/01
Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026
2026/10/01
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?
2026/10/01
Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026
2026/09/30
Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026
2026/09/29
Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta. #sbsaudiopodcast
Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?
2026/09/29
Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta. #sbsaudiopodcast
Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works
2026/09/28
Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama taageerada qoyska? Innagoo dhegeysan doonna qisooyinka Fedele, Carol iyo Abeer, qaybtani waxay sharxaysaa sida ay u shaqeeyaan saddexda heer ee dowladda Australia. Baro masuuliyadaha dowladda hoose, dowlad-goboleedka, iyo dowladda Federaalka, iyo halka aad caawimo ka raadsan karto marka aad u baahato. How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo macluumaad dhab ah iyo sharaxaad cad ku iftiiminaya sida ay u shaqeeyaan dowladaha Australia, sharciyada iyo nidaamyada saameeya nolol maalmeedka dadka. Baro cidda masuulka ka ah adeegyada iyo go'aamada kala duwan, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad codkaaga uga dhiiban karto arrimaha ku khuseeya. Dhegayso taxanaha oo dhan, noocyadiisa kooban oo lagu diyaariyey 60 luqadoodna waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works
You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works
2026/09/28
How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Works waxay ku tusaysaa halka aad ka bilaabi karto marka aad u baahan tahay macluumaad ama kaalmo, iyo waxa aad samayn karto haddii aad su’aal ka qabto go’aan lagu gaadhay. How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - How Australia Works waa podcast ay SBS diyaarisay, oo sheekooyin dhab ah iyo sharaxaad cad kuugu soo bandhigaya sida dowladda Australia u shaqayso, sida sharciyada loo sameeyo ama loo beddelo, iyo sida aad uga qayb qaadan karto go'aamada saameeya bulshada. Taxanaha oo dhan iyo noocyadiisa kooban ee lagu diyaariyey 60 luqadood waxaad ka heli kartaa bogga ugu weyn ee How Australia Works
SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026
2026/09/28
Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran
2026/09/27
Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah. #sbsaudiopodcast
Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha
2026/09/25
Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta.
SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026
2026/09/25
Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026
2026/09/24
Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast
Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?
2026/09/24
Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen. #sbsaudiopodcast
SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026
2026/09/24
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso. #sbsaudiopodcast

Podcast reviews

Read SBS Somali - SBS Afsomali podcast reviews


4.4 out of 5
9 reviews

Podcast sponsorship advertising

Start advertising on SBS Somali - SBS Afsomali relevant audience podcasts


What do you want to promote?