1526192367
Ladnaan Podcast

Advertise on podcast: Ladnaan Podcast

Rating
★★★☆☆
3
from
3 reviews
This podcast has
75 episodes
Language
English
Explicit
No
Date created
2020/08/03
Latest episode
2026/08/23
Average duration
41 min.
Release period
50 days

Description

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: [email protected] ama Instagram: @ladnaan_podcast

Unlock Ladnaan Podcast podcast Email contact info,
Listeners & Audience details

Email contact information

Direct podcast contact details

Listeners

Audience numbers & engagement insights

Audience details

Podcast Insights

Podcast episodes

Check latest episodes from Ladnaan Podcast podcast


#75: Sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast - Maxaa nagu soo kordhay?
2026/08/23
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa sanadguuradii 6-aad ee Ladnaan Podcast. Ilaaheey baa mahadleh, ismana leheen ilaa intaan baad wadi doontaan. Waxaan ka wada hadleynaa aniga iyo Sagal sidaan ku biloownay, maxaa naga saaciday inaan sii wadno iyo weliba waxyaabaha cusub ee nagu soo kordhay. Dhageystayaasheena waxaan ka codsaneynaa ineey nala wadaageen mawduucyada ay jecel yihiin inaan ka hadalno sanadkaan soo socda.  Nagala soo xiriira: [email protected] Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye  Ha ilaawina inaad subscribe sameeysaan. Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
2026/05/18
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah. Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno. Heesta hordhaca Maslax Mideeye.
# 72: Ramadankan waa maxay qorshahaaga caqli gal ah oo kobcineysa Ladnaanta qoyska
2026/02/15
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan ka hadleynaa sideen Ramadan ka ugu diyaar garoownaa anagoo kor u qaadeyna xiriirka Ilaaheey, xiriirka nafteena iyo midda qoyskeenaba. Waxaan idiinla wadaageynaa cuntooyinkee nafaqo leh oo fiican inaan cuno. Ma qasab baa in sambuus la cuno maalin kasto. Iyo waxyaabo badan oo ku saabsan sideey reerka isugu soo dhawaan lahaayeen.  Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye   Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
#71: Dowrka aabaha ee qurbaha ku nool - wareysi Abdikeyf (Madaxa SOCOPA)
2025/12/21
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan wareeysanay Abdikeyf oo ah aasaasaha iyo madaxa ururka SOCOPA ee ku yaal magaalada Leister, UK. Waxaan ka hadalnay dowrka aabaha ee qurbaha, dhibaatooyinka yimaada marka uu qoysku aabaha ka maqan yahay iyo sida looga gudbi karo dhibaatooyinka qoysaska qurbaha. Dhageysi wacan. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 70: Doorka aabaha iyo barbaarinta caruurta - Wareeysi Dr. Abdirashid
2025/11/14
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan wareeysanay Dr. Abdirashid oo ah dhaqtar, aadna u xiiseeya arimaha bulshada iyo barbaarinta caruurta. Waxaan ka wada hadalnay dowrka aabaha uu ku leeyahay barbaarinta caruurta, qaasatan aabaha ku nool wadankeena hooyo. Dhageeysi wacan. Nala wadaaga arigtidiina.  Waxaan idinka codsaneynaa inaad u gudbisaan dadka walaalaha ah si ay iyagana uga faaiideystaan.  Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 69: Part 2 - Kor u qaad caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga
2025/09/30
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waa xalqadii labaad ee Live webinar ka aan soo jeedinay. Iyadoo aan kaga hadleynaa qeybtaan, hurdada iyo stress ka. Waxaan kaloo ka hadleynaa sidaad sameeyn lahayd shaqsi ahaan iyo qoys ahaanba. Talooyinka aan soo jeedineyno waxeey ku saleeysan cilmi baaris. Introduction music is from Canva.
# 68: Part 1 - Kor uqaad caafimaadkaaga iyo caafimaadkaaga qoyska
2025/09/30
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Kusoo dhawaada xalaqadeenaan oo usoo jeedinay iyadoo Live Webinar ah. Waxaana kaga hadleynaa sida aad kor ugu qaadi lahayd caafimaadkaaga iyo caafimaadka qoyskaaga. Qeybtaan hore waxaan diirada saareynaa cunada iyo dhaqdhaqaaqa.  Music introduction from Canva.
#67: Xiriirka waalidka iyo dhalinyarada - war salaadu halkeey iska qaban la'dahay
2025/08/17
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadii hore waxaan ka hadalnay xiriirka lamaanaha, xalqadaana waxaan ka hadleynaa xiriirka waalidka iyo dhalinyarada.  Maxeey dhalinyaradu tabanayaan, waalidkuse muxuu tabanayaa? Maxaase xal ah? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST    Youtube: Shirweynihii Caafimaadka maanka ee dhalinyarada oo aan ku qabanay magaalda Borama: https://youtu.be/hHOL4Yk5EBU?si=fsLGYjCYtctrK2fg
# 66: Xiriirka lamaanaha iyo ladnaanta qoyska
2025/05/27
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadaan waxaan usoo deynay Live. Iyadoo aan kaga hadalnay Aasaaska xiriirka lamaanaha, xalinta khilaafaadka, sideey lamaanaha isku caawin lahaayeen iyo sidda la isugu dheeli tiri lahaa mas'uuliyadaha kala gedisan ay lamaanaha leeyihiin.
# 65: Sidee buu coach kaaga caawin karaa hab nololeedka waalidnimadaada iyo caafimaadka
2025/04/14
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan xalqadeena kaga hadleynaa riyooyinkeena qaar ka mid ah oo aan rumeynay. Waxaan muddo sameeyneynay coaching anagoo isticmaaleynaa xirfadeena caafimaad. Laakiinse waxaan si rasmi u sameeynay diblooma coaching. Haddaba ka dhageyso xalaqadaan howlaha uu coach ka qabto, sababta loo doonan karo iyo waxa laga faaiidi karo.  Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 64: Hadafkeena bisha Ramadaan
2025/02/09
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleynaa sida aan ku qaabileyno bisha Ramadaan. Waxaan isweeydiinay sedex su'aalo oo aad idinkana isweydiin kartaa. 1. Ramadaankaan muxuu kaaga gedisnaan doonaa Ramadanada kale? 2. Waa sidee jadwalkaaga Ramadaanka? 3. Waa maxay hadafka ugu weyn oo aad jeceshahay in bisha Ramadan ay kuu hirgasho? Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 63: Siduu noo ahaa sanadkii tagay, sideena ugu diyaargaroownay sanadkan bilowday?
2025/01/18
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Dhamaan dhageystayaasheena waan idin salaameynaa. Ilaaheyna waxaan ka baryeynaa inuu nooga dhigo sanad wanaagsan.  Xalaqadaan waxaan ka hadleynaa siduu noo ahaa sanadkii tagat 2024. Waxaan kaloo ka hadleynaa sida aan ugu diyaar garoownay sanadkan bilowday 2025.  Su'aalaha aan isweydiinday iyo kuwa maalmeed aad isticmaali kartaan waan idinla wadaageynaa. Nagala soo xiriira emailkeena: [email protected] Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 62: Sideed u xoojineysa da’yarta autism/ADHD ga leh kalsoonidooda
2024/12/30
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida waalidka uu ilmihiisa u xoojin lahaa kalsoonidiisa iyo siduu isku dabiri lahaa keligii. Waa xalqadii noogu dambeysay ee taxanaheena caruurta leh neurodivergent condition. Waa xalqad xiiso badan aanu rajeyneyno in waalid badan ay ka faaideysan doonaan. Xataa haddii uusan ilmahaagu qabin xaaladaan waxaad caawini kartaa waalidka kale ee haysa ama waxeey kuu noqoneysaa aqoon un kuu koradhay.  Introduction music is from josephmcdade.com/music Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar     Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]   waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
# 61: Sideey u caawiyaan Occupational therapist iyo Speach therapist caruurta autism ka leh
2024/11/17
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeenaan waxaan kusoo koobeynaa wareysi aan la yeelanay Muna Abukar oo ah occupational therapist (OT) iyo Anna Fäldt oo ah Speech therapist (ST). Waxeey labadoodaba nooga hadleen goorta uu ilmaha autism ka qaba u baahan yahay OT iyo ST. Sideey wax ugu qabtaan iyaga iyo dowrka uu waalidka ka cayaaro. Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa maqaalo iyo filimo siduu waalidka uu ilmihiisa uga caawin karo si uu luqada ama wada hadalka u xoojiyo. 1. Filim ku saabsan Buug aqrinta: Buug aqrin-somaliska on Vimeo 2. Wax wada aqriska: spraklust_a5_2023_somaliska.pdf 3. Filim ku saabsan kobaca luqada: Somali — Kodknäckarna - Stöd vid dyslexi och skrivsvårigheter 4. Sida loo caawiyo ilmaha inteeysan caqabado imaan: Wax ka qabashada hore - ku bilow ciyaarta iyo wada xiriirka 5. Xiisogalinta luqada caruurta da'dooda tahay 0-18 bilood: SOMALISKA 0-18 mån 6. Xiisogalinta luqada caruurta da'dooda tahay 2-5 jir: SOMALISKA 2-5 år
# 60: Muxuu kaaga baahan yahay ilmaha autism-ka iyo ADHD-ga leh
2024/09/23
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan kaga hadalnay sida loo daboolayo baahida shucuureed iyo bulshadeed oo ay leeyihiin caruurta autism ka iyo ADHD-ga leh. Waxaan kaloo ka hadalnay sida loo taageerayo si ay u maareeyaan nolol maalmeedkooda. Ogow in caruurta leh autism ama ADHD aysan isku wada mid aheeyn.  Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye    Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar    Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]  waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST

Podcast reviews

Read Ladnaan Podcast podcast reviews


3 out of 5
3 reviews

Podcast sponsorship advertising

Start advertising on Ladnaan Podcast relevant audience podcasts


What do you want to promote?