
Advertise on podcast: ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Ade...
This podcast has
83 episodes
Language
EnglishPublisher
Tze-John LiuExplicit
No
Date created
2021/04/12
Latest episode
2021/12/12
Average duration
6 min.
Release period
23 days
Description
"Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات" الرئيسية المستخدمة في الصومال
Unlock ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Ade... podcast Email contact info,
Listeners & Audience details
Email contact information
Direct podcast contact details

Listeners
Audience numbers & engagement insights

Audience details
Podcast Insights

Podcast episodes
Check latest episodes from ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Ade... podcast
3gp.(النسخة العربية) - "هناك شوق في قلوبنا لك يا رب"
2021/12/12
(Arabic Version)- "Тhere is a Longing in Our Hearts for You, Oh Lord".3gp
Hilow baa jira gudaha Qalbiyadeena loogu talagalay Adiga, O! Rabbow”.3gp
2021/04/14
“There is a Longing in Our Hearts for You, O! Lord” / هناك شوق داخل قلوبنا لك يا! الرب //1 KORINTOS : CUTUB 131 Haddaan ku hadlo afafka dadka iyo malaa'igaha, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxaan noqday naxaas dhawaaqaysa ama saxan bir ah oo sanqadhaya oo kale.2 Oo haddaan leeyahay hadiyadda wax sii sheegidda, oo aan garanayo waxyaalaha qarsoon oo dhan iyo aqoonta oo dhan, iyo haddaan leeyahay rumaysadka oo dhan oo aan buuraha ku dhaqaajiyo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ma ihi.3 Oo wax kastaan leeyahay haddaan bixiyo oo masaakiinta ku quudiyo, iyo haddaan jidhkayga bixiyo in la gubo, laakiinse aanan jacayl lahayn, waxba ii tari maayo.4 Jacaylku waa samir badan yahay, waana raxiim, jacaylku ninna ma xasdo, jacaylku ma faano, mana kibro,5 wax aan u ekayn ma falo, nafsaddiisana wax uma doondoono, mana xanaaqo, sharna kuma fikiro,6 xaqdarrada kuma farxo, laakiin wuxuu ku farxaa runta.7 Wax walba wuu u dulqaataa, wax walba wuu rumaystaa, wax walba wuu rajeeyaa, wax walba wuu u adkaystaa.8 Jacaylku weligii ma idlaado. Hadday wax sii sheegiddii jirto, way baabbi'i doontaa, hadday afaf jiraan way dhammaan doonaan, hadday aqooni jirto way baabbi'i doontaa.9 Waayo, waxaynu naqaan waa qabyo, oo si qabyo ahaan ah ayaynu wax u sii sheegnaa.10 Laakiin markii waxa dhammi ay yimaadaan, waxa qabyada ahi way idlaan doonaan.11 Markaan ilmo yar ahaan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u hadli jiray, sidii ilmo oo kale ayaan wax u garan jiray, sidii ilmo oo kale ayaan u fikiri jiray, laakiinse haatan waxaan noqday nin weyn, oo waxyaalihii carruurnimada waan iska fogeeyey.12 Haatan si aan caddaan ahayn ayaynu muraayad wax ugu aragnaa, laakiin markaas ka fool ka fool ayaynu wax u arki doonnaa. Hadda si qabyo ahaan ah ayaan wax u garanayaa, laakiin markaas waxaan u garan doonaa sidii la ii gartay.13 Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl.
Soomaali - ""Ku martiqaad inaad ogaato Ciise shaqsi ahaan".3gp
2021/04/14
"صومالي- "دعوة للتعرف على يسوع شخصياً / "Invitation to Know Jesus Personally" - Somali (Soomaaliga, af Soomaali).3gp
Soomaali - "Qisadii Nabiyadii" - "Allabari Dhiig leh".mp4
2021/04/10
Somali - "Prophets' Story" - "Blood Sacrifice" // "الصومالية - "قصة الأنبياء" - "ذبيحة دموية // 1 KORINTOS -- CUTUB 15
1. Walaalayaalow, waxaan idin ogeysiinayaa injiilka aan idinku wacdiyey, oo aad idinkuna aqbasheen, oo aad ku taagan tihiin,
2 .oo aadna ku badbaaddeen, haddaad xajisaan hadalkii aan idinku wacdiyey, haddaydnan micnela'aan u rumaysan.
3. Waayo, markii ugu horraysay waxaan idiin dhiibay waxaan aniguba helay, oo waxa weeye, Masiixu wuxuu u dhintay dembiyadeenna sida Qorniinku leeyahay,
4. waa la aasay isaga, oo maalintii saddexaad ayaa la sara kiciyey, sida Qorniinku leeyahay.
5. Markaasuu Keeyfas u muuqday, markii dambena laba iyo tobankii.
6. Markaasuu wuxuu mar keliya u muuqday kuwo ka badan shan boqol oo walaalo ah, kuwo weli intoodii badnayd ay hadda joogto, laakiin qaar baa dhintay.
7. Gortaasuu Yacquub u muuqday, markaas rasuullada oo dhan.
8. Markii ugu dambaysayna aniga oo dhicis oo kale ah, ayuu ii muuqday.
9. Waayo, anigu waxaan ahay kan rasuullada u liita oo aan istaahilin in loogu yeedho rasuul, waayo, kiniisadda Ilaah baan silcin jiray.
10. Laakiin Ilaah nimcadiisa ayaan ku ahay waxaan ahayba, oo nimcadiisii lay siiyeyna wax aan waxtar lahayn ma ay noqon, laakiin anigu waxaan u hawshooday si ka badan dhammaantood, anigase ma aha laakiin waa nimcada Ilaah ee ila jirtay.
11. Haddaba ha ahaato aniga ama iyaga, sidaasaannu u wacdinnaa oo idinna u rumaysateen.
===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Adeegsaday Soomaaliya / "Good News", "Gospel Songs", "Words of Life" - Main Languages Used in Somalia ====
2021/04/10
===== "أخبار سارة" ، "ترانيم الإنجيل" ، "كلمات الحياة" - اللغات الرئيسية المستخدمة في الصومال =====
[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad.
2021/04/10
[1]. “CIISE WAA BOQOR” -Waa qasiido Masiixi ah oo cusub oo ay qaadday Fannaanadda codka macaan ee Sucaada Siyaad. This is a new Gospel song by the Somali Gospel singer and evangelist sister Su'ada Siad..3gp
Hees Cusub oo Injiil Soomaali ah.3gp
2021/04/10
Somali Gospel Song.3gp // أغنية الإنجيل الصومالية // YOOXANAA-- CUTUB 1
1.Bilowgii waxaa jiray Ereyga, Ereyguna wuxuu la jiray Ilaah, Ereyguna wuxuu ahaa Ilaah.
2. Isagu Ilaah buu la jiray bilowgii.
3. Wax walba waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo wixii la sameeyey lama samayn isaga la'aantiis.
4. Isaga waxaa ku jirtay nolol, noloshuna waxay ahayd nuurka dadka.
5. Nuurkuna wuxuu ka ifayaa gudcurka, gudcurkuna kama badin.
6. Waxaa jiray nin xagga Ilaah laga soo diray, magiciisuna wuxuu ahaa Yooxanaa.
7. Isagu wuxuu u yimid markhaati furid, inuu u marag furo nuurka, inay dhammaan xaggiisa ka wada rumaystaan.
8. Isagu nuurka ma uu ahayn, laakiin wuxuu u yimid inuu nuurka u marag furo.
9. Kaasu wuxuu ahaa nuurka runta ah oo iftiimiya nin walba oo dunida yimaada.
10. Wuxuu ku jiray dunida, dunidana waxaa laga sameeyey xaggiisa, oo duniduna ma ay garanayn isaga.
11. Wuxuu u yimid kuwiisii, kuwiisiina ma ay aqbalin isaga.
12. Laakiin in alla intii aqbashay, wuxuu siiyey amar ay carruurtii Ilaah ku noqdaan, kuwaasu waa kuwii magiciisa rumaystay,
13. oo aan ka dhalan dhiigga, ama doonistii jidhka, ama dad doonistiis, laakiin waxay ka dhasheen Ilaah.
14. Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.
“CIISE WAA ILAAHA MOHAMED IYO MUSLIMIINTA“ - Waxaa qoray David Wood.3gp
2021/04/10
Jesus is God and Muslim Muhammad By David WOOD.3gp // يسوع هو الله ومحمد مسلم
Soomaalida markhaati ka ah in Ciise Masiix yahay Sayid.3gp
2021/04/10
Somalis who testify that Jesus Christ is Lord.3gp // يشهد الصوماليون أن يسوع المسيح هو الرب
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
2021/04/10
Somali Hymn - U riyaaqa runtii baa timide (Qasiido Masiixi ah).mp4
"Iftiinka adduunka" - Injiilka Soomaaliga ee Itoobiya Heesta.mp4
2021/04/10
"الإنجيل الصومالي الإثيوبي أغنية - "انت نور الدنيا / Ethiopan Somali Gospel Song - የአለም ብርሃን ነህ.mp4
Soomaali - "Ciise waa inoo dhintay".mp3
2021/04/10
Somali - "Jesus Died for Us" / الصومالية - "يسوع مات من أجلنا".mp3
Podcast reviews
Read ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Ade... podcast reviews
Podcast sponsorship advertising
Start advertising on ===="Bishaaro Wanaagsan", "Heesaha Injiilka", "Ereyada Nolosha" - Luqadaha Ugu Muhiimsan ee Lagu Ade... relevant audience podcasts
You may also like to advertise on these Podcasts

4.83332696
Rev Left Radio
Revolutionary Left Radio

4.762998
The Daily Devotional by Vince Miller
Vince Miller

4.6398100
ToddCast Podcast with Todd Starnes
Salem Podcast Network

4.8779755
The Beerists Craft Beer Podcast
The Beerists

4.2121673
London Review Bookshop Podcast
London Review Bookshop

4.74675544
The Civil War & Reconstruction
Richard Youngdahl

4.6310192
The Kevin Roberts Show with Larry O’Connor
Heritage Podcast Network

4.7183157
STRONGWILLED
Area Code

4.3257100
The Cellar Letters
Jamie Petronis

4.510922000
The BOB & TOM Show Free Podcast
The BOB & TOM Show | Cumulus Podcast Network