
Advertise on podcast: Talo Walaal
This podcast has
18 episodes
Language
EnglishPublisher
Talo Walaal PodcastExplicit
No
Date created
2021/06/23
Latest episode
2022/03/10
Average duration
79 min.
Release period
21 days
Description
Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada
Unlock Talo Walaal podcast Email contact info,
Listeners & Audience details
Email contact information
Direct podcast contact details

Listeners
Audience numbers & engagement insights

Audience details
Podcast Insights

Podcast episodes
Check latest episodes from Talo Walaal podcast
Kitaabka Usuul Al iimaan, Dersiga 1aad
2022/03/10
Dersiga soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle Mohamed
Khudabadda Jimacaha: Diinta Toosan
2022/02/26
Waxaa Khudabaddaan Jimacaha soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle Moha
Xaquuqda Waalidka
2022/02/08
Waa muxaadiro ku saabsan xaquuqda waalidka. Waxaa inoo soo jeedinayo Sh Qaasim Cabdi Hayaan
Burburinta Doodaha Suna Diidka
2021/09/09
Sarsigaan wuxuu ku socdaa burburinta doodaha dadka suna diidka ah
Islaamku Ma Diin Caalmi Ah Baa?
2021/08/31
Waxaa darsigaan inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirahman Bashir
Caqliga Sidee Buu Islamku U Arkaa
2021/08/12
Waxaa bulshada Soomaaliyeed ku soo batay dad aaminsan in caqligooda ka muhiim sanyahay diinta Islaamka. Waxaa darsi ku saabsan caqliga iyo sida islamku u arka waxaa inoo soo jediyay Sh. Abdulkadir Warsame iyo culumo badan oo baaraha bulshada dacwada ka wado kheyr Allah siiyo culumadeena
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.10 (final episode)
2021/08/08
Qeybtii 10'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.9
2021/08/08
Qeybtii 9'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.8
2021/08/06
Qeybtii 8'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Islaamku Cusboonaysiintee Buu u Baahan Yahay?
2021/08/04
Waa muxaadiro ku saabsan Islaamku Cusboonaysiintee Buu u Baahan Yahay? Muxaadiradaan waxaa inoo soo jeediye Sheikh Abdisamad iyo Sheikh Abdulkadir
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.7
2021/08/02
Qeybtii 7'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.6
2021/07/31
Qeybtii 6'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle
Podcast reviews
Read Talo Walaal podcast reviews
Podcast sponsorship advertising
Start advertising on Talo Walaal relevant audience podcasts
You may also like to advertise on these Podcasts

00173
CkbShow
Nicolas

2.52186
Younes Talk
Younes Ben Amara

51103
Dear Diary by Ana & Luca
Ana Kohler und Luca Heubl

517
Inside The Iggles
MTM Media Group LLC

00500
Spirit of the I.E.
Audacy

00121
Cotidianos
Enrique H.

00212
Sanctified Reason
RadioWarp.com

0068
FS Brew- Insurtech and insurance in the Middle East
Renjit Philip and Vidya Veerapandian

00522
Enciclopedia dei Videogiochi
EdV Team

0054
Cotidianos
Enrique H.