419615509
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Advertise on podcast: Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Rating
★★★★★
5
from
1 reviews
Categories
Country
United States
This podcast has
508 episodes
Language
Swedish
Explicit
No
Date created
2011/02/10
Latest episode
2022/06/23
Average duration
4 min.
Release period
2 days

Description

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

Unlock Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast Email contact info,
Listeners & Audience details

Email contact information

Direct podcast contact details

Listeners

Audience numbers & engagement insights

Audience details

Podcast Insights

Social media

Check Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen social media presence


Podcast episodes

Check latest episodes from Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast


Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/23
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaaladda amniga awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxay u digeysaa dhammaan muwaadiniinta u safarreysa Iran. Dhanka kalena, Dowladdu waxay doonaysaa inay xoojiso ammaanka iskuullada, ka dib rabshado halis ah oo gilgilay goobaha waxbarashadda dalka. Sidaas darteed ayey dowladdu waxay bilaabi doontaa baaritaanno lagu caawinayo iskuullada si looga hortaggo rabshadaha ka dhaca Iskuuladda dalka. Iyo warar kale.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/22
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Baarlamaanka Iswiidhen ayaa maanta u codeeyay miisaaniyada gu'ga ee sanadkan.Miisaaniyada dawlada ayaa ku guulaysatay in cod lagu ansaxiyo kadib markii siyaasiyadda Amineh Kakabaveh oo aan xisbina ka tirsanayn ay codkeeda ku taageertey miisaaniyada gu'ga ee dawladdu soo diyaarisay. iyo warar kale
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/21
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Iswiidhan waxay ku socotaa xaalad hoos u dhac dhaqaale, sida uu sheegay machadka cilmi-baarista is bedbedelka dhaqaale.Hoose u dhacan ayaa loo sababeeye inuu asal ahaan ugu wacanytahay masiibadii caabuqa Covidka iyo qiimaha tamarta, raashinka iyo dhaamaan badeecooyinka dadku isticmaalaan oo si baahsan sare u kacay. iyo Labo nin ayaa si xun loo dhaawacay oo mid ka mid ah ay naftiisa halis ku jirto, kadib markii ay subaxnimadii maanta lagu weerar toorey ( shay af badan) goob ku dhaw Garaash ku yaalla magaalada Västerås.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/20
Warkii oo kooban Sweden iyo Finland ayaa maanta oo isniin ah kula kulmi doona xarunta gaashaanbuurta Nato wafdi ka socda dalka Turkiga si ay uga wadahadlaan diidmada Turkiga ee dalalkaasi ey ku doonayaan ku biiritaanka gaashaanbuurta NATO. 98 dhakhaatiir ah oo shahaadooyinkooda ka soo qaatay waddan ka baxsan Middowga Yurub iyo waddamada lagu magacaabo aagga dhaqaalaha Yurub (EU/EES) ayaa lagu ansixiyay imtixaanka aqoonta qoraalka ee sannadkan - waana saamigii ugu badnaa ee ku guuleeysta imtixaan noocan ah. Cunnada ciidda bartammaha kuleylaha oo sannadka ugu qaalisan.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/17
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Waddammada Yukrain iyo Moldavia waa in loo ogolaado iney noqdaan waddammo u taagan xubinnimada ururka waddammada ku bahoobey EU, sida ay dawladda Iswiidhen soo jeedisay iyo Agaasimaha guud ee Finansinspektionen Erik Thedéen ayaa loo magacaabi doonaa inuu noqdo gudoomiyaha bangiga qaranka marka uu wakhtiguusu dhammaado guddoomiyaha iminka haya Stefan Ingve.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/16
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiirrada gaashaandhigga ee NATO ayaa u ballan qaaday hub cusub Dalka Yukreyn, laakiin ma jirin xog cusub oo ku saabsan codsiga Sweden ee ku biiritaanka Gaashaanbuurta NATO.Wasiirka Difaaca Peter Hultqvist ayaa ka gaabsaday ka dib markii uu la kulmay dhiggiisa Turkiga oo xalay ey casho ku wada qaateen magaalada Brussels iyo Dilalka ragu dumarka ugeystaan oo sanadkan badanaya.IWM
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/15
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Barnaamij saaka idaacadda ka baxay oo aad ku maqasheen baahi ballaaran oo loo qabo goobaha xabsiyada iyadoona dembiileyaal uu xukun ku dhacay ey dembiyo kale galaan inta ey sugeyaan inta xabsiyada boos looga heli doono, iyo Saxmadii ka jirtey gegida Arlanda oo layaraynayo iyada oo la furay busteejo 4aad. Iyo warar kale.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/10
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga moodaraadka iyo hoggaamiyahooda Ulf Kristersson ayaa raba in la mamnuuco guurka ilmo adeerka iyo ilmo abtiga, Dhibaatada dhaawacyada soo gaara ciyaartooyda Iswiidhen ayaa sii socota, laba ciyaartoy oo cusub ayaa loogu yeedhay xulka qaranka iyo warar kale
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2022/06/09
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wax-soo-saarka dalka Iswiidan wuxuu hoos u dhacay 0.2 boqolkiiba bishii Abriil, sida uu muujinayo cabirka wax soo saarka gudaha oo laga soo xigtey hay'adda tirakoobka Iswiidhen SCB iyo xulka kubadda cagta Iswiidhen oo la kulmi doona caawa dhigooda Serbia iyo wararkal..
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/08
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Codbixintii ugu horeysay ee cimilada ee baarlamaanka Yurub (EU) oo ku dhamaatay guul darro lama filaan ah maanta. Laba qareen oo kamid ahaa qareenada magaalada Stockholm oo lagu soo oogey dacwado dil iyo daroogo la xiriira iyo guddoomiyihii guddi-hoosaadka baarlamanka Iswiidhen oo jagooyinkii iska casilay.
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
2022/06/07
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson ayaa ku faraxsan in wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Morgan Johansson uu sii ahaan doono howsha xafiiska wasaarada kadib markii uu badbaaday in loo qaado mooshin codka kalsoonida oo ka dhan ah isaga, Iyo shirkadda duulimaadyada ee SAS oo aan wax lacag ah ka helidoonin dowladda iyo warar kale.
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
2022/06/03
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib markii xisbiga Centerpartiet uu ku dhawaaqay in xisbigu uusan taageeri doonin in codka kalsoonida lagala noqdo wasiirka cadaalada Morgan Johansson (S), Awooda hadda waxay gacanta ugu jirtaa, Amineh Kakabaveh oo duurjoog ah, macnaheeduna yahay in aanay xisbina ka tirsanayn baarlamaanka. Dab dhawr meel qabsaday ayaa ka dhacay Trollhätaan,iyo warar kale

Podcast reviews

Read Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen podcast reviews


5 out of 5
1 reviews

Podcast sponsorship advertising

Start advertising on Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen relevant audience podcasts


What do you want to promote?