
Advertise on podcast: Hircast
Rating
4.5from
This podcast has
7 episodes
Language
EnglishPublisher
Mohamed BadriExplicit
No
Date created
2021/03/22
Latest episode
2021/11/13
Average duration
14 min.
Release period
40 days
Description
Ku soo dhawaada dhegistayaal Podcast-kan cusub ee HirCast. HirCasta Barnaamijyada ka bixin doona kuwaada ugu mudan waxaanu diirada ku saari doonoo arimaha dhalinyarada iyo ka hadalka sheekooyinka mudan.
Unlock Hircast podcast Email contact info,
Listeners & Audience details
Email contact information
Direct podcast contact details

Listeners
Audience numbers & engagement insights

Audience details
Podcast Insights

Podcast episodes
Check latest episodes from Hircast podcast
E6: Ina-Mari Goob lagu dhaqo Geela sidoo kalena lagu Dhamo cunihiisa oo aan Jaanta dhigay!
2021/11/13
Aniga Saxiibo aanu ka wada dhaqaaqnay magaaladda hargeysa ayaa jaant dhigay goob lagu dhaqo geela sidoo kalena lagu dhamo caanihiisa, goobta waxa kula kulan dadyow tiro badan oo iyaguna magaaladda kasoo safray si ay u yimaadaan dhamaadka todobaadka.
saxiibada socodka igu wehelinayey ayaa iyaguna midh u hor u iman doon codbaahiyaha iyagoo ka jawaaba aqoontooda geela.
E5: La kulan Axsaab Maxamuud Cabdilaahi.
2021/10/21
Axsaab waa Fanaan hadda jaanta dhigay Ga'gida weyn ee Fanka Soomaalida Waxaanu uu ka warramayaa Fanka halka uu kasoo raacay, Daeenka Heestii Koobaaad ee loo tumo ama lagu ladho muusig iyo falcelintii kaga timid bulshada sidoo kale barnaamijka dhexdiisa waxa uu ku luuqeynayaa heeso hore oo ay lahayeen fanaaniin hore.
E4: La kulan Sakariye Cali Jaamac.
2021/05/19
Da'diisa oo yar ayuu alifay ganacsi kasoo noqday mid guulaystay Barnaamijka Gudihiisa ayaa guulaha uu gaadhay iyo Caqabadihii ugu waaweynaa ee soo maray.
E3: Waydiimaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Qeybtii 2aad.
2021/05/06
Todobaadkan Mar kale barnaamijka waxaanu migrifanka la dhex qaadi doono shicibka ku dhaqan magaalada hargaysa kuwaas oo aanu ku waydiin doono su'aalo diini ah.
E2: Waydiinmaha Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Magaaladda Hargaysa.
2021/04/15
Waydiimaha Bisha Barakaysan waa barnaamij aanu bulshada ku dhaqan magaalada hargaysa ku waydiinayno waydiimo diini ah.
E1: La kulan Fatuush Arts.
2021/03/31
Waa tuma fatuush arts, muxuu yahay xidhiidhka ka dhaxeeya shaqadeeda iyo farshaxanka, qeybtee ayey sida gaarka ah diirada u saartaa?
waxay su'aalahaas oo dhan kaga jawaabaysaa barnaamijkan dhagaysi haboon.
Hordhaca HirCast
2021/03/21
Waa hordhaca codbaahiyaha HirCast oo ah madal kulmin doonta haldoorka dhalinyarada soomaalida iyo soo bandhigida halabuurkooda. Dhugo wax badan!
Podcast sponsorship advertising
Start advertising on Hircast relevant audience podcasts
You may also like to advertise on these Podcasts

4.3775646
Feast of Fun: Gay Talk Show
Hosted by Fausto Fernós & Marc Felion

4.710843
Der Serienjunkies-Podcast
Serienjunkies.de

4.82598
Inner Voice - Heartfelt Chat with Dr. Foojan
Dr. Foojan Zeine

5188300
Online Business Breakthroughs with Faith Mariah
FaithMariah

4199219
ChinaPower
CSIS | Center for Strategic and International Studies

4.7115212
Firecrotch & Normcore: THEY LIKE TO WATCH
Sara Barron/Geoff Lloyd

4.8210213
Truth for your Twenties
Katie Bulmer and Shayna Webb

515600
HALO Talks: Elevating Wellness
Pete Moore

4.6158322
Star Wars Generations Podcast • Beyond the Screen
Superhero Ethics

4.191838
Fifi, Fev & Nick
Hit Network